Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 3:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nebukadnesarna wuu u jawaabay oo ku yidhi iyagii, Shadrag, iyo Meeshag, iyo Cabeednegoow, Ma kas baad u yeesheen inaydnaan u adeegin ilaahayga ama aydnaan u sujuudin ekaantayda dahabka ah oo aan qotomiyey?

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 3

arki Daanyeel 3:14 macnaha guud