Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 12:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas waxaa kici doona Mikaa'iil oo ah amiirka weyn oo dadkaaga u kici doona, oo waxaa jiri doona wakhti dhib badan, oo aan isagoo kale weli la arag intii quruunu jirtay ilaa waagaas, oo wakhtigaas dadkaaga waa la samatabbixin doonaa, mid kasta oo laga helo isagoo ku qoran kitaabka.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 12

arki Daanyeel 12:1 macnaha guud