Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 11:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ilaah qalaad caawimaaddiis ayuu wax ku samayn doonaa qalcadaha ugu xoogga badan, oo mid kasta oo isaga aqoonsada wuxuu u kordhin doonaa ammaan; wuxuuna ka dhigi doonaa inay xukumaan kuwo badan, dhulkana abaal buu ugu kala qaybin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 11

arki Daanyeel 11:39 macnaha guud