Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Daanyeel 11:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorku siduu doonuu yeeli doonaa; wuuna isa sarraysiin doonaa oo iska weynaysiin doonaa ilaah kasta, oo waxyaalo yaab miidhan ah ayuu kaga hadli doonaa Ilaaha ilaahyada, wuuna iska barwaaqoobi doonaa ilaa ay cadhadu buuxsanto; waayo, wixii la goostay ayaa la samayn doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Daanyeel 11

arki Daanyeel 11:36 macnaha guud