Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 9:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

aad noogu soo dhiibtay nebiyadii addoommadaada ahaa, oo aad ku tidhi, Dalka aad inaad hantidaan ugu socotaan waa dal aan nadiif ahayn, oo wuxuu ku nijaasoobay dadyowga deggan nijaastooda, iyo karaahiyadooda, iyo wasakhnimadooda dhammaan ka buuxsantay gees ilaa ka gees.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 9

arki Cesraa 9:11 macnaha guud