Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 8:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaan ka xishooday inaan boqorka weyddiisto koox askar iyo fardooley ah inay naga caawiyaan cadowga jidka noo jooga, maxaa yeelay, boqorka baannu la hadallay oo ku nidhi, Gacanta Ilaahayagu waxay saaran tahay intii isaga doondoonta oo dhan, wayna u wanaagsan tahay; laakiinse xooggiisa iyo cadhadiisu waxay ka gees yihiin in alla intii isaga ka tagta oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 8

arki Cesraa 8:22 macnaha guud