Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waxyaalahaas dabadeed intii Artaxshasta oo boqorkii Faaris ahaa dowladnimada haystay ayaa Baabuloon waxaa ka soo kacay Cesraa ina Seraayaah, oo ahaa ina Casaryaah, ina Xilqiyaah,

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 7

arki Cesraa 7:1 macnaha guud