Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 5:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorow, bal ogow inaannu tagnay gobolka Yahuudah, oo soo aragnay gurigii Ilaaha weyn, oo dhagaxyo waaweyn lagu dhisay, oo derbiyadiisana alwaax la dhex geliyey, oo shuqulkaasuna dadaal buu ku socdaa oo gacmahooduu ku liibaanaa.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 5

arki Cesraa 5:8 macnaha guud