Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 5:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isla markaasba waxaa u yimid Tatenay oo ahaa taliyihii dalka webiga ka shisheeya, iyo Shetar Boosnay iyo saaxiibbadood, oo waxay ku yidhaahdeen, War yaa amar idin siiyey inaad gurigan dhistaan, iyo inaad derbigan dhammaysaan?

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 5

arki Cesraa 5:3 macnaha guud