Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 5:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed, haddii ay kula wanaagsan tahay, boqorow, bal ha la baadho gurigaaga khasnadda ah oo Baabuloon ku yaal, bal inay saas tahay in Boqor Kuuros amar ku bixiyey in la dhiso gurigan Ilaah oo Yeruusaalem ku yaal, oo noo soo dir wixii aad xaalkan ka damacsan tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 5

arki Cesraa 5:17 macnaha guud