Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse awowayaashayadii waxay ka xanaajiyeen Ilaaha samada, oo taas daraaddeed ayuu ugu riday gacantii Nebukadnesar oo ahaa boqorkii Baabuloon, kii reer Kaldayiin oo gurigan dumiyey oo dadkiina Baabuloon u kaxaystay.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 5

arki Cesraa 5:12 macnaha guud