Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Serubaabel iyo Yeeshuuca, iyo madaxdii qabiilooyinka reer Israa'iil intoodii kaleba waxay ku yidhaahdeen, Idinka waxba idinkama gelin inaad Ilaahayaga guri noola dhistaan, laakiinse annagaa dhammaantayo guri u dhisayna Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, sidii uu Boqor Kuuros oo ahaa boqorkii Faaris nagu amray.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 4

arki Cesraa 4:3 macnaha guud