Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 4:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii wuxuu warqad jawaab ah u soo diray taliyihii Rexuum ahaa, iyo karraanigii Shimshay ahaa, iyo intii kaloo saaxiibbadooda ahayd oo Samaariya degganaa, iyo dadkii kaloo webiga shishadiisa degganaa, oo wuxuu yidhi, Nabad iyo wax la mid ahu korkiinna ha ahaadeen.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 4

arki Cesraa 4:17 macnaha guud