Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa istaagay Yeeshuuca oo ahaa ina Yoosaadaaq, iyo walaalihiisii wadaaddada ahaa, iyo Serubaabel oo ahaa ina Salaatii'eel, iyo walaalihiis, oo waxay dhiseen meeshii allabariga Ilaaha reer binu Israa'iil inay ku dul bixiyaan qurbaanno la gubo, sida ay ugu qoran tahay sharcigii Muuse oo ahaa ninka Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 3

arki Cesraa 3:2 macnaha guud