Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 3:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwii gurigii dhisayay markay aasaaskii macbudka Rabbiga dhigeen waxaa istaagay wadaaddadii iyagoo dharkoodii xidhan oo turumbooyin wata, iyo kuwii reer Laawi oo ahaa ilma Aasaaf oo haysta suxuun laysku garaaco, inay Rabbiga ammaanaan sidii uu ahaa amarkii Daa'uud oo ahaa boqorkii reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 3

arki Cesraa 3:10 macnaha guud