Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 2:25-34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. reer Qiryad Caariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'irodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,

26. reer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,

27. reer Mikmaasna boqol iyo laba iyo labaatan,

28. reer Beytel iyo reer Aaciina laba boqol iyo saddex iyo labaatan,

29. reer Nebona laba iyo konton,

30. reer Magbiishna boqol iyo lix iyo konton,

31. reer Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

32. reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,

33. reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo shan iyo labaatan,

34. reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 2