Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 2:20-37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. reer Gibbaarna shan iyo sagaashan,

21. reer Beytlaxamna boqol iyo saddex iyo labaatan,

22. reer Netofaahna lix iyo konton,

23. reer Canaatoodna boqol iyo siddeed iyo labaatan,

24. reer Casmaawedna laba iyo afartan,

25. reer Qiryad Caariim, iyo reer Kefiiraah, iyo reer Bi'irodna toddoba boqol iyo saddex iyo afartan,

26. reer Raamaah iyo reer Gebacna lix boqol iyo kow iyo labaatan,

27. reer Mikmaasna boqol iyo laba iyo labaatan,

28. reer Beytel iyo reer Aaciina laba boqol iyo saddex iyo labaatan,

29. reer Nebona laba iyo konton,

30. reer Magbiishna boqol iyo lix iyo konton,

31. reer Ceelaamtii kalena kun iyo laba boqol iyo afar iyo konton,

32. reer Haarimna saddex boqol iyo labaatan,

33. reer Lod, iyo reer Xaadiid, iyo reer Oonoona toddoba boqol iyo shan iyo labaatan,

34. reer Yerixoona saddex boqol iyo shan iyo afartan,

35. reer Senaacaahna saddex kun iyo lix boqol iyo soddon.

36. Oo wadaaddadiina waxay ahaayeen reer Yedacyaah oo ahaa reer Yeeshuuca oo ahaa sagaal boqol iyo saddex iyo toddobaatan,

37. reer Immeerna kun iyo laba iyo konton,

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 2