Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 2:12-24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

12. reer Casgaadna kun iyo laba boqol iyo laba iyo labaatan,

13. reer Adoniiqaamna lix boqol iyo lix iyo lixdan,

14. reer Bigwayna laba kun iyo lix iyo konton,

15. reer Caadiinna afar boqol iyo afar iyo konton,

16. reer Aateer oo ahaa reer Xisqiyaahna siddeed iyo sagaashan,

17. reer Beesayna saddex boqol iyo saddex iyo labaatan,

18. reer Yooraahna boqol iyo laba iyo toban,

19. reer Xaashumna laba boqol iyo saddex iyo labaatan,

20. reer Gibbaarna shan iyo sagaashan,

21. reer Beytlaxamna boqol iyo saddex iyo labaatan,

22. reer Netofaahna lix iyo konton,

23. reer Canaatoodna boqol iyo siddeed iyo labaatan,

24. reer Casmaawedna laba iyo afartan,

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 2