Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 10:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa raggii reer Yahuudah iyo reer Benyaamiin oo dhammu intii saddex maalmood ah ku soo wada urureen Yeruusaalem, oo taasu waxay ahayd bishii sagaalaad maalinteedii labaatanaad, kolkaasaa dadkii oo dhammu wuxuu fadhiistay bannaankii guriga Ilaah hortiisa ahaa, iyagoo gariiraya xaalkan aawadiis iyo roobkii weynaa daraaddiis.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 10

arki Cesraa 10:9 macnaha guud