Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 10:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Cesraa ka kacay gurigii Ilaah hortiisa, oo wuxuu galay qolkii Yehooxaanaan oo ahaa ina Eliyaashiib, oo markuu halkaas yimid waxba kibis ma uu cunin, biyona ma uu cabbin, waayo, wuxuu u baroortay xadgudubkii ay sameeyeen dadkii maxaabiisnimada ka soo noqday.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 10

arki Cesraa 10:6 macnaha guud