Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Cesraa 10:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba amiirradayadu ururka oo dhan ha isu taageen oo kulli inta naagaha qalaad guursatay oo magaalooyinkayaga jooga oo dhammu wakhti la ballamay ha yimaadeen, oo iyaga ha soo raaceen magaalo kasta odayaasheeda iyo xaakinnadeedu, jeeray cadhada kulul oo Ilaahayo ee xaalkan ku saabsan naga rogmato.

akhri dhamaystiran cutubka Cesraa 10

arki Cesraa 10:14 macnaha guud