Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka Israa'iilow, sow aniga ilama mid ahidin sida reer Itoobiya? ayaa Rabbigu leeyahay. Sow anigu reer binu Israa'iil kama soo bixin dalkii Masar? Reer Falastiinna sow kama soo bixin Kaftoor, reer Suuriyana sow kama soo bixin Qiir?

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 9

arki Caamoos 9:7 macnaha guud