Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 8:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iidihiinnana waan u beddeli doonaa tacsi, oo gabayadiinna oo dhanna baroorasho baan u beddeli doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa in qof kasta joonyad xidho oo madax kastana la xiiro, oo waxaan ka dhigi doonaa sidii baroorasho wiil madi ah loogu baroorto, oo dhammaadkeedana sidii maalin qadhaadh.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 8

arki Caamoos 8:10 macnaha guud