Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 7:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Rabbigu wuxuu leeyahay, Naagtaadu dhillo bay ku ahaan doontaa magaalada, oo wiilashaada iyo gabdhahaaguba seef bay ku dhiman doonaan, oo dhulkaaga xadhig baa lagu qaybsan doonaa, oo adna waxaad ku dhex dhiman doontaa dal nijaasaysan, oo dadka Israa'iilna sida xaqiiqada ah maxaabiis ahaan waa looga kaxaysan doonaa dalkooda.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 7

arki Caamoos 7:17 macnaha guud