Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii nin adeerkiis oo ah kan isaga gubi doona uu kor u qaado inuu lafaha guriga ka soo bixiyo, oo uu ku yidhaahdo kan guriga gudihiisa shishe ku jira, War weli ma qaar baa kula jooga? Oo isna uu yidhaahdo, Maya, markaasuu ku odhan doonaa, War naga aamus, waayo, waa inaannan magaca Rabbiga soo qaadin.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 6

arki Caamoos 6:10 macnaha guud