Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 5:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Rabbiga ah Ilaaha ciidammada oo ah Sayidku wuxuu leeyahay, Dariiqyada oo dhan waxaa ka yeedhi doonta baroor, oo jidadka oo dhan waxaa laga odhan doonaa, Hoogay! Hoogay! Oo ninka beerreyda ah waxaa loogu yeedhi doonaa tacsi, oo kuwa baroorta aad u yaqaanna waxaa loogu yeedhi doonaa baroorasho.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 5

arki Caamoos 5:16 macnaha guud