Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 4:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anna roobkii waan idinka ceshaday markii ay saddex bilood ka hadhay xilligii beergoosashada, oo magaalo baan roob ku di'iyey, magaalo kalena roob kuma aan di'in. Roob baa meel ku da'ay, oo meeshii aan roobku ku di'inna way engegtay.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 4

arki Caamoos 4:7 macnaha guud