Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal eega, kan buuraha sameeya, oo dabaysha uuma, oo binu-aadmiga u sheega waxa fikirkiisu yahay, kan subaxdii gudcur ka dhiga, oo ku kor tunta dhulka meelihiisa sare, magiciisu waxaa weeye Rabbiga oo ah Ilaaha ciidammada.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 4

arki Caamoos 4:13 macnaha guud