Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan idinku soo dhex daayay cudur belaayo sidaan Masar ugu soo daayay oo kale. Barbaarradiinnii seef waan ku laayay, oo fardihiinniina waan wada kaxaystay, oo waxaan ka dhigay in qudhunkii xeradiinnu uu xataa soo gaadho sankiinna dulalkiisa, laakiinse iima aydaan soo noqon ayaa Rabbigu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 4

arki Caamoos 4:10 macnaha guud