Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Saddex iyo weliba afar xadgudub oo ay reer Turos sameeyeen aawadood ayaanan ciqaabtooda uga noqonaynin, maxaa yeelay, iyagu dadkii oo dhan ayay u gacangeliyeen reer Edom, oo soo mana ay xusuusan axdigii walaalnimada.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 1

arki Caamoos 1:9 macnaha guud