Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Saddex iyo weliba afar xadgudub oo ay reer Dimishaq sameeyeen aawadood ayaanan ciqaabtooda uga noqonaynin, maxaa yeelay, iyagu waxay reer Gilecaad kula tunteen alaab bir ah oo hadhuudh lagula tunto.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 1

arki Caamoos 1:3 macnaha guud