Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Caamoos 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Saddex amase afar xadgudub oo ay reer Cammoon sameeyeen aawadood ayaanan ciqaabtooda uga noqonaynin, maxaa yeelay, iyagu waxay dooxeen naagihii uurka lahaa oo reer Gilecaad si ay xudduudkooda u ballaadhsadaan aawadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Caamoos 1

arki Caamoos 1:13 macnaha guud