Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 9:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed way soo noqdeen, oo isagii bay u soo sheegeen. Wuxuuna yidhi, Kanu waa eraygii Rabbigu kaga hadlay addoonkiisii Eliiyaah kii reer Tishbii isagoo leh, Beerta Yesreceel dhexdeeda ayaa eeydu ku cuni doonaan Yesebeel hilibkeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 9

arki Boqorradii Labaad 9:36 macnaha guud