Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 9:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu yidhi, Hubaal shalayto waxaan arkay Naabood dhiiggiisii iyo dhiiggii wiilashiisii, haddaba adiga beertan baan abaalkaaga kugu siinayaa. Sidaas daraaddeed isaga qaad oo beerta ku dhex tuur sidii erayga Rabbigu ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 9

arki Boqorradii Labaad 9:26 macnaha guud