Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 9:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yooraam yidhi, Gaadhifaras diyaariya. Oo iyana gaadhifaraskiisii ayay diyaariyeen. Kolkaasaa Yooraam oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil iyo Axasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudahba waxay baxeen isagoo mid waliba gaadhifaraskiisii ku jiro, oo waxay u baxeen inay Yeehuu ka hor tagaan, oo waxay ka heleen beertii Naabood kii reer Yesreceel.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 9

arki Boqorradii Labaad 9:21 macnaha guud