Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxaa tegey mid faras ku jooga inuu isaga ka hor tago, oo wuxuu ku yidhi, Boqorkii wuxuu ku leeyahay, Ma nabad baa? Oo Yeehuu baa wuxuu ku yidhi, War maxaa nabad kaa galay? I soo daba gal. Markaasaa ninkii waardiyaha ahaa wuxuu yidhi, Ninkii wargeeyska ahaa wuu u tegey iyagii, laakiinse soo noqon maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 9

arki Boqorradii Labaad 9:18 macnaha guud