Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xasaa'eel tegey inuu isagii ka hor tago oo wuxuu qaaday hadiyad ah Dimishaq wax alla waxeedii wanaagsanaa oo dhan oo afartan rati ku raran, oo intuu u yimid ayuu soo hor istaagay oo yidhi, Waxaa ii soo kaa diray wiilkaagii Benhadad oo ah boqorkii Suuriya, oo wuxuu leeyahay, Miyaan cudurkan ka bogsanayaa?

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:9 macnaha guud