Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 8:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii toddobadii sannadood ay dhammaadeen ayay naagtii ka soo noqotay dalkii reer Falastiin; oo waxay u tagtay boqorkii inay ugu qayshato gurigeedii iyo dhulkeedii.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:3 macnaha guud