Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 8:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Boqor Yooraamna wuxuu ku noqday Yesreceel in laga soo daweeyo nabrihii ay reer Suuriya Raamaah kaga dhufteen markuu la diriray Xasaa'eel oo ahaa boqorkii Suuriya. Markaasaa Axasyaah ina Yehooraam oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah Yesreceel tegey inuu soo arko Yooraam ina Axaab, maxaa yeelay, dhaawac buu ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:29 macnaha guud