Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 8:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Axasyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray laba iyo labaatan sannadood, oo sannad ayuu Yeruusaalem boqor ka ahaa. Hooyadiisna magaceeda waxaa la odhan jiray Catalyaah, oo waxay ahayd ina Coomrii oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:26 macnaha guud