Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 8:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xasaa'eel yidhi, War sidee baan anigoo addoonkaaga ah oo aan eey waxba dhaamin waxyaalahan waaweyn u samayn doonaa? Markaasaa Eliishaa wuxuu ugu jawaabay, Rabbigu wuxuu i tusay inaad noqon doontid boqor Suuriya u taliya.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:13 macnaha guud