Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 8:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliishaa la hadlay naagtii uu wiilkeeda soo noolaysiiyey oo wuxuu ku yidhi, Sara joogso oo tag, adiga iyo reerkaagiiba, oo waxaad degtaa meel alla meeshii aad degi karto, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu amray in dalka abaaru ku dhacdo, oo waxay dalka joogi doontaa toddoba sannadood.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 8

arki Boqorradii Labaad 8:1 macnaha guud