Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii boqorkii dalka Israa'iil warqaddii akhriyey ayuu dharkiisii iska jeexjeexay oo wuxuu yidhi, War ma anigaa ah Ilaah wax dili kara, waxna noolayn kara? Oo ninkanu ma saasuu nin iigu soo diray si aan baraska uga bogsiiyo? Waan idin baryayaaye bal u fiirsada siduu ii daandaansanayo.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:7 macnaha guud