Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Suuriya wuxuu Nacamaan ku yidhi, War orod oo tag, oo anna warqad baan kuugu sii dhiibayaa boqorka dalka Israa'iil. Oo isna wuu tegey, oo wuxuu qaaday toban talanti oo lacag ah, iyo lix kun oo sheqel oo dahab ah, iyo toban iskujoog oo dhar ah.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:5 macnaha guud