Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War Abaanaah iyo Farfar oo ah webiyadii Dimishaq sow kama wanaagsana biyaha dalka Israa'iil oo dhan? Bal miyaanan iyaga ku maydhan karin oo nadiif ahaan karin? Sidaas daraaddeed wuu noqday, oo wuxuu tegey isagoo cadhaysan.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:12 macnaha guud