Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Eliishaa wargeeyuu u diray oo wuxuu ku yidhi, Tag oo Webi Urdun toddoba jeer ku maydho, oo jiidhkaagu mar kaluu kuu soo noqon doonaa, oo nadiif baad ahaan doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:10 macnaha guud