Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Nacamaan oo ahaa sirkaalkii ciidanka boqorka Suuriya wuxuu ahaa nin xagga sayidkiisa ku weyn oo ciso leh, maxaa yeelay, isaga ayaa Rabbigu reer Suuriya lib ku siiyey; oo weliba wuxuu ahaa nin xoog leh, laakiinse baras buu qabay.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 5

arki Boqorradii Labaad 5:1 macnaha guud