Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa maalin dhacday in Eliishaa Shuuneem tegey, oo halkaasna waxaa joogtay naag weyn, oo iyana waxay isagii yeelsiisay inuu wax cuno. Oo haddana mar alla markuu soo ag maray ayuu xaggeeda u leexday inuu wax ka cuno.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 4

arki Boqorradii Labaad 4:8 macnaha guud