Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 4:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Saas daraaddeed way tagtay, oo waxay ninkii Ilaah ugu timid Buur Karmel. Oo markii ninkii Ilaah iyadii meel fog ka arkay ayuu midiidinkii Geexasii ku yidhi, Bal eeg waxaa soo socota tii reer Shuuneem.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 4

arki Boqorradii Labaad 4:25 macnaha guud