Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Boqorradii Labaad 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi isagii, Hadda waxaad iyada ku tidhaahdaa, Adigu aad baad noo xannaanaysay, haddaba maxaa laguu sameeyaa? Ma doonaysaa in laguula hadlo boqorka ama sirkaalka ciidanka? Markaasay ku jawaabtay, Anigu waxaan dhex degganahay dadkaygii.

akhri dhamaystiran cutubka Boqorradii Labaad 4

arki Boqorradii Labaad 4:13 macnaha guud